Maxay tahay Fursadaha?

Fursadaha waa shirkad talo iyo adeeg bixin taas oo xoogga saarta xoojinta jiilasha soo kooraya iyadoo u fududaynaysa helitaanka fursadaha waxbarasho ee aduunka, raadinta iyo baahinta shaqooyinka dalka ka jiro. Sidoo kale waxay abuuraysaa buundo ay ku kulmaan hay’adaha fursadaha haya iyo dadyowga fursdaha raadinaya.

Muhiimadanada | Mission

Muhiimaddeenu waa kordhinta ogaanshaha dadka Soomaaliyeed ee fursadaha waxbarasho, shaqo iyo ganacsi ee  adduunka.

Aragtida | Vision

Howsheena waa in bulsaha Soomaaliyeed ay si sahlan ku hesho fursadaha aduunka ka jiro anagoo weliba fududaynayna sidii ay uga faa’ideysan lahaayeen.

Fursadaha waxay macaamiisheeda u qabataa saddex nooc oo adeeg ah:

Waxbarasho Online ah

Lorem ipsum dolor sit amet, consectet adipiscing elit,sed do eiusm porla the incidunt ulat labore et dolore magna aliqua. enim ad minim veniam the quis alora the nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea sint occae cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia mollit

Baahin fursadaha Waxbarasho iyo shaqo

Adeegani waxaan ku baahinaa dhamaan fursadaha waxabarsho iyo shaqo ee adunka ka jiro kuwaas oo aan u aragno in ay Soomaalida muhiim u yihiin.

Adeeg Talo Bixin

Waxaan talo bixin iyo gacan qabasho u sameynaa dhamaan macaamiisheena rabta in ay ka faa’ideystaan fursadaha aan soo baahino. Sidoo kale macaamisheena waxay inaga heli xogo talo bixin oo qoraal oo iskooda uga faa’iideysan karaan.

Ku soo biir macaamiisha inaga faa'idaystay

“Alisha helped my son improve his grades, confidence, and study skills.”

Angela Ross

“Got admitted to the college I wanted! Couldn't have done it without Alisha.”

Melissa Patterson

“Alisha is the best tutor for ACT test preparation. I got a very high score.”

Shirley Turner

“Alisha is an extremely patient, professional and knowledgeable tutor! Highly recommended.”

Jacqueline Hughes
Ma rabtaa in aad u jeedooyinkaada si sahlan ku gaarto?

Nala soo xiriir maanta weliba adigoo helaya talo bixin bilaash ah oo aynu ka wada hadalno waxayaabaha aan kaa caawin karno...